Kanada: Hogaanka Cusub ee Muxaafidka Soomaalidu Sidey u Aragtaa?

 پس از ۴۲ روز ممنوعیت گشت و گذار در ترکیه، مردم امروز اجازۀ بیرون رفتن را یافتند.

Xisbiga Muxaafidka Canada ayaa doortey hogaamiye cusub oo badalaya Raysal Wasaarihii hore, Stephen Harper kaas oo dalkaasi xakumayey inti u dhaxeysay 2006-dii ilaa iyo 2015-kii.

Canada waxay ka mid tahay dalalka reer galbeedka ee ay Soomaalida ugu badani ku noolyihiin. Hadaba, sidee ayey u arkaan isbadalka hogaanka xisbiga Muxaafidka?

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Andrew Scheer