Trump oo Weydiiyey Comey Inuu Joojiyo Baaritaanka Flynn

Wareysi: Xeer-ilaalinta iyo FBI-da Minnesota

Wararka ku saabsan sababtii shaqada looga eryey madaxi hore ee hay'adda danbi baarista Mareykanka ee FBI-da, James Comey ayaa cirka isku sii shareerayso, ka dib markii warbaahinta qaar ka mid ah ay heleen wargelin uu qorey James Comey intii uu xilka hayey.

Warbixintan oo sheegaysay in uu Madaxweyne Donald Trump ka codsadey madaxa FBI-da James Comey joojinta baaritaan uu ku wadey la taliyihii hore ee arimaha amniga ee Madaxweyne Donald Trump, Micheal Flynn.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixin ku eegayo.

Your browser doesn’t support HTML5

James Comey