France: Macron oo la Caleemo-saaray

Dalka Faransiiska waxaa maanta xilka loo dhaariyey Emmanuel Macron oo toddobaad ka hor ka guulaystay haweenaydii la tartamaysay ee Marie Le Pen. Madaxweynaha cusub ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlay inuu wax kaga qabanayo dhaqaalaha waddankaasi, waxaa kale oo uu sheegay in dib loo dardan gelin doono Midowga Yurub.

Dad badan ayaa doorashada Madaxweyne Macron ku macneeyey inay dhabarjab ku noqotay ururrada xagjirka ah. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa fursadaha iyo caqabadaha ka jira Yurub kaidb doorashada Macron ka waraystay Maxamed Xaaji oo bartay culuumta siyaasadda iyo amniga caalamagi ah, kuna sugan London.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caleemo-saarka Faransiiska