Minnesota oo Sharci Kasoo Saartay Gudniinka Gabdhaha

Farxiya Khaliif

Sharci lagu adkeynayo inay dambi tahay in gabdhaha la gudo ayaa cod aqlabiyad leh waxaa ku meel mariyay Golaha Sharci dejinta ee gobalka Minnesota.

Sharciga mamnuucaya gudniinka oo ah sharci hore uga jiray gobalka Minnesota, ayaa waxyaabaha lagu soo kordhiyay waxaa ka mid ah, in waalidkii lagu helo isagoo og inuu gudo gabdhiisa lagala wareegi karo ilmahooda, maxkamadna lala kori karo.

Farxiyo khaliif oo ka mid ah dumarkii shalay golaha hortiisa ka cadeeyay dhibaatooyinka nololeed ee ay kala kulmeen gudniinka ayaa wariyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde uga warantay sharcigaas iyo doorka Soomaalida.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga uu Mascade La yeeshay Farhia Khalif