Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan qubanayaal ay ka mid tahay taariikhdii Alle ha naxariistee fanaanka Rashiid Bullo oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Barnaamijka waxa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington