Wasaaradda Sinjiyada iyo Socdaalka ee Canada ayaa sharuud ahayd in lamaanaha isku soo biirey ay wada noolaadaan ugu yaraan 2 sano ka saartey qodobada laga doonayo in ay buuxiyaan qoysaska isku soo biirayo.
Wasaaradda ayaa war saxaafadeed ay siideysay ku sheegtey 28-kii bishi hore, in ay shuruudaasi qatar ku tahay sinaanta qoyska isla markaasna ay qatar ku keeni karto qaar ka mid ah dadka lla keeno.
Your browser doesn’t support HTML5
Socdaalka Kanada