Madaxweyne Trump oo Ku Hanjabay Kharash Joojin Guud

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo dhawaan ku guul dareystay in Kongereeska uu ka helo asnixinta miisaaniyadda dowladda ay ku shaqeyn doonto shanta bil ee soo socota, waxaase uu Talaadadii shalay sheegey in dowladdu ay u baahan tahay wax uu ugu yeerey “Kharash Joojin Guud ahaanba” bisha September ee soo socota, marka ay sharci dejiyayaasha ay ka doodayaan qorshaha miisaaniyeed ee dowladda sanadka 2018. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan in oo faah faahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Trump oo Kharash Joojin Ku Hanjabay