Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobaadkan idiinku haynaa lamaane jaceyl muddo dheer ah soo dhex maray, kuwaas oo dhintay iyaga oo gacmaha is haysta, sheekadaas barnaamijka ayaad kaga boganaysaa.

Sidoo kale waxaad dhageysan doontaan sheeko kale oo iyaduna jaceyl ah oo aad u xiiso badan. Si aad uga bogoto, barnaamijka Caweyska ka dhageyso.

Barnaamijka waxa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Caweyska Washington