Turkiga Oo U Guuray Nidaamka Madaxweynaha

erdogan

Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa ku guuleystay aftidi dastuurka wax looga badalayey ee shalay ka dhacday dalkaasi.

Gudiga Doorashooyinka ayaa xalay saqdi dhexe xaqiijiyey in 51 boqolkiiba shacabka Turkiga ay u codeeyeen in nidaamki soo jireenka aa ee baarlamaaniga Turkiga laga dhigo mid madaxweyne, halka dadka kasoo horjeeday ee mayada ugu codeysay ay heleen wax ka yar 49 boqolkiiba.

Warbixintaan waxaa ku eegaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Nur Bukhari ee Aftida Turkiga