Wareysi: C/raxmaan Seylici

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Seylici, oo ay VOA wareysatay ayaa ka deyriyay heerka Abaarta ka jirta Somaliland, waxaanu sheegay in xaaladu ay haatan qarka u saaran tahay in ay Macalluul isku beddesho.