Jamhuuriga oo Soo Bandhigey Qorshaha Baddalka Obamacare

Xisbiga Jamhuuriga ayaa qaaday Isniintii tallabadii ugu horeysay ee Madaxweyne Donald Trump ka caawin doonta mid ka mid ah ballamihii uu ku galay olohihiisa doorashad ee ahayd inuu baabi'inayo oo uu baddali doono barnaamijka ceymiska caafimaad ee ObamaCare. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Jamhuuriga oo Badalaya Obamacare