Wararka ka imanaya xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya in niman hubeysan ay afduubteen laba macalin oo ka mid ah macalimiinta wax ka dhigaya xerada Xagardheer.
Cali Maxamuud Maxamed oo ah maamullaha Huda Akademy, oo ah schoolkii ay macalimiintaasi ka howlgalayeen, ayaa sheegay in loogu soo galay oo laga afduubtay qolkii ay degenaayeen.
Nuur Bukhaari ayaa wareystay Cali Maxamuud Maxamed
Your browser doesn’t support HTML5
Macalimiin laga afduubtay Dhadhaab