Maraykanka oo Balaarinaya Hawgallada Somalia

Saraakil sar-sare oo Maraykank ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab ee Somalia, iyadoo dhici karta inay ciidamo Maraykan ah halkaasi loo diro si ay kooxdaasi dagaal u la galaan. Wakaaadda wararka ee AP ayaa warbixin ay arrintasai ka qortay waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Pentagon