Warbixin: Xaaladda Wiil Indhaha Looga Riday Belgium

Isbitaalada dalka Belgium ayaa u caal-waayey wax ka qabashada indhaha wiil dhallinyaro ah oo ay xili habeen ah labada indhood kasoo tureen dhalinyaro ku goobatey isagoo marayey meel wado ah.

Liibaan Mustafe Xasan waxuu waayey aragiiisa markii ay dhalinyaro isku maan dhaafeen arrimo siyaaseed.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed oo dhinacyo kala duwan la xariirtey ayaa warbixintan nooga diyaarisey dhacdada weerar ee qabsatey wiilkaasi iyo sida hadda xaalkiisu yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wiil indhaha laga riday