Xaaladda Abaaraha Gobolka Waqooyi-Bari Kenya

Sawirro: Abaaraha ka jira Geeska Africa

Waxaa magalada Garisa lagu soo gaba gabeeyay kulan looga wada hadlayay wax ka qabashada abaaraha ku dhufay waqooyibari dalka Kenya

Kulankan oo ay ka qeeb galeen in kabadan 50 hay adood oo ka shaqeeyo gobalkaasi ayaa waxaa la isla gartay in meel kaliya laga maamulo wax ka qabadka abaaraha ku dhuftay gobalka

Wariyaha VOAda Maxamed farax shire ayaa warkan Garissa inooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Abaaraha Kenya