Wasiirka Socdaalka iyo Sinjiyada Kanada, Axmed Dirir Xussen ayaa VOA ugu waramey sida ay Soomaalida iyo sinjiyadaha kale ee Muslimiinta ah ee dhalashada Kanada haysta ay u saameynayso goaanka Madaxweynaha Mareykanka uu uga mabnuucay galintaanka dalkaas.
Your browser doesn’t support HTML5
Axmed Xussen