Dibadbax ka dhan ah wareegtada Madaxweyne Donald Trump oo ka dhacay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Cedar, ee magaalada Minneapolis.
Dibadbaxan o ay ka soo qeyb galeen jaaliyadaha kala duwan ee gobalka Minnesota ayaa waxaa wax ka soo qabanqaabisay Ilhan Cumar.
Wariyaha VOA ee Minnesota, Maxamud Mascade ayaa waxaa uu ka wareystey Jaylani Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha hayadda u doodda xuquuqda Muslimiinta ee CAIR qeybteeda Minnesota, kana mid ahaa mas'uuliyiintii goobta ka hadashay.
Your browser doesn’t support HTML5
Minnesota dibadbax