Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA waxaa toddobaadkan marti ku ah hormuudka Jaamacada Umada Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, Dr. Maxamed Axmed Jimcaale.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinayo Jaamac Buule Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamika Wicitaanka Dhageystaha