Minnesota: Ilhaan Cumar oo la Dhaariyey

Soomaalida gobolka Minneasota, Muslimiinta iyo umadaha laga tirada badanyahayba shaley waxaa ay u ahayd maalin dabaaldeg, kadib markii Ilhaan Cumar oo kol hore ku guuleysatey xildhibaannimada gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka shaley xilkaas loo dhaariyey.

Xafladda dhaartan oo ka dhacdey Aqalka Wakiilada ee gobolkaasi ayaa waxaa looga soo qaybgaley si balaaran.

​Wariyahayaga VOA-da ee gobolkaasi, Maxamud Mascade ayaa warbixintaas faahfaahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dhaarinta Ilhan