Uganda: 30 Qof oo ku Dhintay Doon Gaddoontay

Uganda map

Ilaa 30 qof ayaa dhintay kadib markii ay doon ay la socdeen koox ciyaarta kubadda cagta iyo taageerayaashooda ay ku gaddoontay harada Lake Albert ee dalka Uganda.

Kooxda oo ka socotay degmada Buliisa ayaa la sheegay inay usii socdeen ciyaar ay iskaga horiman lahaayene xaafad kale.

45 qof ayaa la sheegay inay guud ahaan la socdeen doonta.

Wararkan ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxa ay ka waraysatay weriyahayaga Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Doon ku gaddoontay Uganda