Laba Qarax oo ka Dhacay Dalka Turkiga

Goobta ay Qarxayda Istanbuul ka dhaceen

In ka badan labaatan qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan:-

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Qarxayada Istanbuul