Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Xaashi Maxamed Xaashi oo ah qareen ka hawlgalaha xafiisyada sharciga ee magaalada London.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey, halkana ka soo jeedinaya Ridwaan X. Cabdiwali.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Martida Mikrofoonka.