55 Qof oo ku Dhintay Dagaallo ka Dhacay Uganda

Jeshi la Uganda

Dalka Uganda, in kabadan 55 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaal labo maalmood socday oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Uganda iyo maleeshiyo beeleed hubeysan, kaasoo ka dhacay degmo ku taala meel u dhow xadka Uganda ay la wadaagto wadanka Congo.

Warbixin ay wakaaladda AP arrintaas ka qortay oo soo akhriyay weriyaha VOA Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ka dhageyso santuuqa madow ee kuu muuqda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal ka dhacay Uganda