MN: Bulshooyin Taageero Isu Muujiyey

Gobolka ay Soomaalidu ku badantahay ee dalkan Maraykanka ee Minnesota, ayaa waxa xalay ka dhacay isu-soobax lagu muujinayo midnimada bulshooyinka kala duwan ee gobolka ku dhaqan.

Isuu- sobaxan ayaa waxaa ku sugnaa wariyaha VOAda Maxamuud Mascadde waxaana uu waraysi la yeeshay qaar ka mid ah hormuudka bulshada soomaalida maraykanka ee isu soo baxan ka qayb qaatay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Isu-soo baxa Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Isu-soo Baxa Midnimada ee Minnesota