Wicitaanka: Sh. Nuur Baaruud Gurxan

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyaha Golaha Samafalka iyo Horumarinta Somalia oo ka hadlaya kaalinta laga qaadan karo abaaraha ka jira meelo Somalia ka mid ah.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso; Barnaamijka Wicitaanka