Warbixinno: Guushii Donald J. Trump

Madaxda dunida ayaa u hambalyeeyey Donald J. Trump oo doorashadii Talaadada ee dalka Maraykanka ku guuleystay inuu noqdo madaxweynaha xiga ee Maraykanka.

Hoosta ka dhageyso warbixinno, falanqeyn, iyo falcelintii madaxda caalamka ee doorashada madaxtinimada Maraykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagesyo guusha Trump