Martida: Baashe Maxamed Muuse

Martida Makrafoonka

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Baasha Maxamed Muuse oo xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Oslo ee dalka Norway.

Barnaamijka waxa inoo haya Ridwaan X. Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Mikrofoonka.