Warbixin Doorashada Mareykanka iyo Doorka Soomaalida

Soomaali aad u badan aayaa ku nool dalkan Mareykanka, kuwaas oo qaar badan oo ka mid ah ay sanadkan codeyn doonaan.

Doorashada sanadkan oo xiiso iyo xamaasad gaar ah leh darteed, ayaa la filayaa in dad badan oo markii hore cusleysan jirey ama aan daneyn jirin inay codeeyaan inay sanadkan codkooda dhiibtaan.

Warbixin ku saabsan arrintaasi waxa inoo diyaarisey inalala socodsiineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Doorashada