Ethiopia: Xaaladda Degdegga ahi Waa Lagama Maarmaan

Dawladda Ethiopia ayaa maalintii shalay ahayd ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo muddo lix bilood ah uu dalku galayo, si ay uga jawaabto dibadbaxyo daran oo meelo badan oo dalka ah ka dhacay.

Dawladda ayaa ku doodeysa in ay talaabadan u qaadday inay ka hortagto kooxo hubeysan oo weeraraya dadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo mashruucyada maalgashiga ee dalka.

Haddaba, waa kuwee xisbiyada aas-aaska u ah dibadbaxyadan, intee le’eg ayuuna le’eg yahay burburka ay dawladdu sheegtay in loo geystay kaabayaasha dhaqaalaha iyo maalgashiga.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa inoo haya Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xaaladda Amni ee Ethiopia