Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha todobaadkaan, waxaa marti inoogu ah waziirka waxbarshada, hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdulqadir Cabdi Xaashi.

Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Jamaal Axmed Cisman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka wicitaanka dhageystaha