Martida: Doodda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Dacwada Badda

Barnaamijka Martida ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay Dacwadda Badda ee ka socota maxkamadda caalamiga ah ee ku taalla Hague ee dalka Holland, taas oo u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya.

London waxaa ku soo diyaariyey weriyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Mikrofoonka