Wararki u Danbeeyey ee Shirka Golaha Guud ee QM

UNGA

Magaalada New-York ee dalka Mareykanka waxaa ka socda shirkii guud ee QM oo ay ka qeybgalayaan madax ka kala socota caalamka.

Sidoo kalena waxaa hareer socda kulamo gaar gaar ah oo quseeya arrimaha kala duwan ee caalamka ka dhacaya.

Hadaba wararki ugu danbeeyey ee shirka, waxaa warbintan inooga soo dirtay wariyaheena Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) oo hada ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta shirka QM