Ganacsatada Islii oo Shaqo Joojin Sameeyey

Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh

Ganacsatada Soomaalida ee Suuqa wayn ee xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqay 3 maalmood oo maanta ka bilaabata inuu xirnaan doonaa ganacsiga suuqa Eastleigh.

Arrintan ayaa looga cabanayaa kaddib markii Guddiga degmada Eastleigh ay cabasho ka muujiyeen dadka waratada ah oo culays ku haya habsami u socodka ganacsiga iyo xasiloonida deegaanka.

Warbixin arimahaasi ku saabsan waxa magaalada Nairobi nooga soo diray Wariyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Islii oo shaqo joojin sameeyey