Dalka Kenya in ka badan 10 ka mid ah dugsiyada sare ee dalkaas ayaa dab la qabadsiiyay tan iyo bishii June ee sanadkan.
Dabkan ayaa dowladdu waxay aaminsan tahay inay ka dambeeyaan dad ka soo horjeeda sharciyo cusub oo dowladdu ay ku xakameyno qishka ama qiyaameeynta imtixaanaadka.