Wareysi ku Saabsan Siyaasadda Dhaqaale ee Clinton

Musharaxa Madaxtinnimo ee xisbiga Dimuqraaddiga Hillary Clinton, ayaa magaalada Cleveland ee gobolka Ohio Arbacadii shalay ka jeedisay qudbad ay kaga hadleysay siyaasaddeeda dhaqalaha ee ay dooneyso inay ku dhaqanto haddii loo doorto xilka madaxtinnimada.

Haddaba, Jaamac Buulle Jaamac, ayaa arrimahaasi ka wareystay Xuseen Cabdikariin Axmed (Gedhish) oo ah dhaqaal yahan deggan gobolka North Carolina ee dalkan Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Qorshaha Dhaqaale ee Clinton