Dhibaatooyinka Dhalinyarada oo Kigali Looga Arrinsaday

Kigali

Iyadoo dhalinyarada Afrika ay badaha ugu dhamaanayaan tahriibka shaqa la’aanta iyo fursadaha wadamada ku yar ayaa dalka Rwanda waxaa dhowaantan uu ugu soo gabagaboobay shir dhalinyarada qaar kamid ah dalalka Afrika ay halkaasi ku lahaayeen oo looga hadlay mushkiladaha haysta dhalinyarada ee shaqa la’aanta iyo tahribka ay qeyb ka yihin.

Muna Xassan Maxamed oo ka socotey urur ay ku midoobeen qaarka mid ah Ururada Dhalinyarada Somaliyeed ayaa shirkaasi ka qeyb gashay. Iyadoo Muqdisho joogta, ayay la hadashay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Kigali ee Dhalinyarada