Minnesota: Ilhaan Cumar oo ku Guuleysatay Doorasho

Ilhaan Cumar

Ilhaan Cumar ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah ee xisbiga Dimuquraadigu ay u soo sharaxaan Golaha wakiilada ee gobalka Minnesota.

Ilhaan ayaa ka soo guuleysatay Phyllis Kahn oo ah haweeeneydii Xisbiga Dimuquraadiga u mataleysay Golaha Wakiilada ee Gobalka iyo Maxamuud Nuur oo ah Soomali isna tartanka ku jiray.

Guusheeda ka dib, ayay Ilhaan Cumar waxa ay la hadashay wariyaha VOA ee gobalka Minnesota Maxamuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Ilhaan Cumar