Wareysi: Ergada Soomaalida ee Rio

Soomaalida Rio

Magaalada Rio De Janeiro ee dalka Baraasiil waxaa ka socda tarrtanka ciyaaraha caalmaiga ah ee olombikada oo ka furmay habenekii Jimcaha.

207 waddan ayaa ka qaybglaya ciyaarahan oo ay ka mid tahay Soomaaliya.

Soomaaliya waxaa uga qaybgalaya ciyaarahaasi laba ciyaartow iyo tiro ergo kooban ah oo iskugu jira madaxda ciyaaraha, dhakhtar iyo tababare.

Haaruun Macruuf ayaa haddaba khadka telefoonka ee Rio De Janeiro kula xiriiray Madaxa Ergada Soomaalida Faadumo Cali Nuur, waxana uu ugu horrayn weydiiyey sida dareenkii kooxda Soomaalida ee furitaankii ciyaaraha olombikada.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Faadumo