Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Guddiga Olimbakada Soomaalia, Cabdullaahi Axmed Tarabbi oo ka warbixinaya wararkii u dambeeyey ciyaaraha olimbakada ee sanadkan.
Barnaamijka waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barnaamijka Wicitaanka