Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxa ka mid ah gabadh uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka oo shaqo tagtey, iyo waliba xubintii fanaanka oo uu marti ku yahay Faarax Siidow Faarax.

Barnaamijka oo ay soo diyaarisay, soona jeedinayso Caasha Cuud hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Caweyska Washington