Faaqidaadda: Doorashada Mareykanka ka Dhaceysa

Trump iyo Clinton

Ololaha doorashada Mareykanka ayaa si rasmi ah u socda kadib markii xisbiyada Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ay si rasmi ah u kala magacaabeen Hillary Clinton iyo Donald Trump.

Barnamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa sameynta ay dorashooyinkan ku yeelan karaan dadka soo galootiga ah ee Mareykanka. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa barnaamijka.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka