Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Dimoqraadiga

Shirweynaha Qaran ee Xisbiga Dimuqraaddiga oo afar maalin socon doona ayaa xalay ka furmay magaalada bariga Mareykanka ku taala ee Philadelphia, si ay u muujiyaan midnimo xisbiga dhexdiisa ah, kadib markii ay soo baxeen iimeylo la helay oo muujinaya in ay jirtey dibin daabyo loo geystay ololihii musharixii Hillary Clinton kula tartamayay xisbigaasi ee Bernie Sandres, iyadoo hoggaamiyayaasha xisbiga lagu eedeyay inay u xaglinayeen Clinton.

Wararkii ugu dambeeyay ee shirkaasi, gaar ahaan Khudbadihii xalay ee Sandres iyo Michel Obama waxaa nooga soo diray xarunta uu shirka ka socdo wariyaheenna Haruun Macruuf Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Shirka Dimuquraadiga