Sawirro: Shirka Dimoqraadiga

Former Democratic Presidential candidate Sen. Bernie Sanders takes the stage during the first day of the Democratic National Convention in Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Astrid Silva, gabar muhaajir ah oo aan sharci lahayn oo ka hadleysa shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Anastasia Somoza, oo ah gabar u ololeysaa xuquuqda dadka naafada oo shirka ka hadleysa. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Heesaaga Demi Lavato oo ka hadashay shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Senator Al Franken oo laga soo doorto Minnesota iyo gabadha shaacireysa ee Sarah Silverman. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Senator Elizabeth Warren oo laga soo doorto Massachusetts oo ka hadleysa shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Marwada koowaad ee Mareykanka Michelle Obama oo soo gashay xarunta shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Michelle Obama, oo ku boorisay dimoqraadiga inay u codeeyaan Hillary Clinton. Philadelphia, July 25, 2016.(A. Shaker/VOA)

Qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

First Lady Michelle Obama spoke of the importance of those in the White House serving as role models to the nation's children at the Democratic National Convention in Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Taageerayaasha Bernie Sanders ee shirka ku sugan. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Taageero ka mid ah kuwa Sanders. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Bernie Sanders oo ka hadlaya shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

Taageerayaasha Sanders. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)