Shirka Canshuuraha Ee DF Iyo Maamul Goboleedyada

Somalia

Waxaa magaalada Nairobi lagu soo geba gebeeyay shir toddoba cisha uga socday Dowladda Somalia iyo Maamul goboleedyada kaasi oo loga hadlayay qaybinta canshuuraadka Dalka oo dhan.

Gabagabadi waxaa labada dhinac ay shirka ku magacaabeen guddi ka shaqeyn doona hirgelinta waxyaabihi kulanka looga hadlay.

Wariyeheenna Maryan Maxamuud Barre ayaa arrintan ka wareysatay Farxaan Cali Maxamud oo madax ka ah mashruuca hagaajinta Maaliyada waddanka oo horey wasaaradda maaliyadda ay u samaysay.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Nairobi ee DFS iyo Maamul goboleedka