QM: Dowladda Syria Ayaa Hortaagan Gargaarka

Saraakiil Q.M. ka tirsan ayaa dowladda Siiriya ee uu madaxda ka yahay Bashar al-Assad ku eedeeyay inay u diiddey in gargaar dawo la gaarsiiyo boqollaal kun oo shacab ah, kuwaas oo ku xanniban goobaha lagu dagaallamayo.

Saraakiishu, waxay sidoo kale sheegeen in dadku ay hadda u dhimanayaan dawo la’aan iyo daryeel caafimaad darri. Lisa Schlein oo VOA ka tirsan ayaa warkan Geneva ka soo dirty, waakan Jamaal Axmed Cismaan oo inoo sookooba.

Your browser doesn’t support HTML5

QM oo Bashar al-Asad Eedeysay