Martida: Xil. Maryan Careef oo ka Hadlaysa Doorashada Somalia

Maryan Careef

Dalkan Maraykanka waxaa ku sugan Xildhibaan Maryan Careef oo ka mida mudanayaasha golaha shacabka ee Soomaaliya, waxay dhawaan nagu soo booqatay daarta VOA ee Washington.

Haddaba Maryan Careef oo marti noogu ah barnaamijka Martida Mikrofoonka ayaa ka hadlaysa wax ka bedelka lagu sameeyey dastuurka, doorashada Soomaaliya iyo weliba Qoondada haweenka.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa waraysiga la yeelatay.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida