Japan: Dibadbaxyo Maraykanka lagaga soo Horjeedo

Kumanaan qof ayaa maanta oo Axad ah iskugu yimid jasiiradda Okinawa ee dalka Japan, iyaga oo dhigay mid ka mid ah dibadbaxyadii ugu waaweynaa muddo labaatan sano ah ee looga soo horjeedo saldhigyada ciidanka Maraykanka ee dalkaas ku yaalla, ka dib markii askari lagu eedeeyey inuu dilay haweenay reer Japan ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dibadbaxa Japan