Wicitaanka Dhagetsaha: Shirka Madasha Wadatashiga

Eng Yariisow

Kusoo dhawaada barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha. Barnaamijka, toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay shirkii madasha wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay, kaas oo qodobbo laga soo saaray.

Barnaamijka waxa marti ku ah Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), waxana idin soo saaray islamarkasina idin la socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wicitaanka Dhageystaha