Wicitaanka: Cabdiraxmaan C. Cismaan (Eng. Yariisow)

Eng Yariisow

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo horay xilal dhowr ah uga soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyey ee Somalia, waxaana su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Wicitaanka