Wicitaanka Dhageystaha: Xasan Xundubey

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay soo ifbaxa xubno sheeganaya inay ka tirsan yihiin ururka ISIS ee ka dagaalama Bariga Dhexe, waxaana marti ku ah Xasan Xundubey oo urur diimeedyada aqoon u leh.

Qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo meelo kala duwan dunida kaga sugan ayaa su'aalo weydiinaya.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka